Sidee looga ciiday Toronto 2013 Ciidul Adxa.

Sidee looga ciiday Toronto 2013 Ciidul Adxa.

Posted by in Featured

Toronto:-Waxaa maalinkii Talaadadii oo ay ah taariikdu  October 15,2013 lagu tukaday Markazka weyn ee Dar-ul-Hijra Islamic Centre ee ku yaal magaalada Toronto ee Dalka Canada Salaaddi Ciidul Adxada .

Dadka Muslimiinta ee halkaas isugu soo baxay oo kumayaal gaarayay ayaa waxaa wajigooda ka muuqday farxad iyo rayn rayn .

DSC_9369Khutbadi Ciidda waxaa halkaas kasoo jeediyay Sheekh Moxamed Ibraahim oo ah sheekh aad caan u ah oo Muslimiinta dhexdooda aad looga jecelyahay,gaar ahaanna umadda Somaliyeed. Waxaa kale oo madasha ciidda hadallo koo koooban kasoo jeediyay salaadda ka hor shiikh Xassan Cabdi Cali,shiikh C/nasir Cali Bari.

DSC_9391Adeer Cusman  oo ah odoyaasha Markazka Dar-ul-Hijra iyo Sh. C/khaaliq C/llahi imaamka Markazka.

Markii Salaaddii Ciida ay dhamaatay ayaa dadkii waxaa ay bilaabeen in ay iskugu hambalyeeyaan ciida ,dabadeed waxaa halkaas lagu soo bandhigay qalab ay Caruurtu ku ciyaaraan DSC_9399 iyo raashin kala duduwan oo lagu wada farxay oo socday maalinki oo dhan.

Allah waxaan ka baryeynaa in uu naga aqbalo Camalkeenna Suuban.Amiin.

Taqabalallahu Minnaa Waminkum Saalixul Acmaal. Ciid Mubaarak.

A M I N A M I N A M I N A M I N A M I N

Maamulka Dar-ul-Hijra Islamic Centre – Toronto
www.darulhijra.org e-mail:Â info@darulhijra.org

Sidee looga ciiday Toronto 2013 Ciidul Adxa Sidee looga ciiday Toronto 2013 Ciidul Adxa   DSC_9344

DSC_9335 DSC_9353 DSC_9374

DSC_9385 DSC_9384  DSC_9383

DSC_9391 DSC_9393 DSC_9397 DSC_9398 DSC_9399 Sidee looga ciiday Toronto 2013 Ciidul Adxa.
Maamulka Dar-ul-Hijra Islamic Centre – Toronto
www.darulhijra.org e-mail:Â info@darulhijra.org

 

Read More
Shiikh Abdinaasir Jaamac-Duruus-Coming Soon

Shiikh Abdinaasir Jaamac-Duruus-Coming Soon

Posted by in Featured

Asalaama Caleey kum Warax

Waxaan i duun ku bishaaray naynaah in mar dhow uu shiikheenii shiikh Cabdinaasir Jaamac uu dib u ga bilaabi doono Duruustii Masjidka Daarul_Hijra Hadii eebo idmo.

Waxaan la soconaah in uu shiikho soo qaatay doctarayd kiisii, asagoo takhasus kiisa ku sameeyay culuumta diinig.

 

 

 

Read More

shiikh khalid yasiin-the purpose of life

Posted by in Featured

Read More
United Muslim Martial Arts (UMMA) Class

United Muslim Martial Arts (UMMA) Class

Posted by in Featured

 

The United Muslim Martial Arts (UMMA) Open Tournament 2010 was a great success.
This year, we invited schools from all martial arts styles and hosted the event at Dar-ul-Hijra Islamic Centre (DHIC) on May 15, 2010. We had many different schools outside of UMMA attend with their teachers and eight schools from UMMA. This year, we hosted a new weapons division where competitors demonstrated skills with a variety of weapons.Divisions for competition ranged from novice children to advanced adult. Participants were very happy as there were many chances to win a medal or a trophy. Most importantly, all divisions were conducted safely and well supervised.This was a good opportunity for da’wa as the program went smoothly and participants said that this was one of the best tournaments and they enjoyed themselves. It was great to see the martial arts and Muslim communities together having fun and finding common understanding through the principles of respect, discipline, courtesy and humility in all martial arts and Islam.One of the highlights was the black belt men’s division. There was great competition and many close rounds. Different fighters demonstrated their varying styles and showed exceptional camaraderie by sharing advice about techniques and strategies after their fights. We invited black belts from outside UMMA to join us and train with us.Insha Allah, we hope to build on the successes of this year for future tournaments and bring communities closer together while learning from each other.Nabeel Hack,
United Muslim Martial Arts Instructor
1-11277040867
Martial Arts
1-91277040934
eb9b7452cdc806568d2312ea5614a301_XL
371277041444
411277041481aliali
Read More

Welcome To our new site

Posted by in Blog


Read More

Welcome To Darul Hijra Islamic Center

Posted by in Blog

Read More